|
1
|
- Arrimaha uu ku socdo ajandaha 2010 waxa la sameeyay 2000. Iyadoo ay
arrintu sidaas tahay ayaanay haddana beelaha madawga iyo aqalliyaadku ka
warqabin ahammiyadda ay leedahay.
Arrintaas sababaheeda qaarkood waa iyadoo illaa berigaas ay
gaabinaysay sida loogu dhex baahiyay beelaha aqalliyaadka. Beelaha iyo qidaaca samafalku waxay
leeyihiin door ay ka ciyaari karaan si loo hubiyo inay beelaha BME ay ka
warqabaan oo ay ka qayb qaataan ajandaha 2010.
- Golaha caafimaadka ee aqalliyaadka (The Ethnic Health Forum (EHF)) ayaa
tilmaamay firaaqa u dhexeeya CD ROM ka ajandaha 2010 ku soo saaray 5
luqadood si ay dadka ka soo jeeda madawga iyo aqalliyaadka ee aanay
luqaddooda koowaad ahayn ingiriisidu ay u xiiseeyaan. Waxa la rajaynayaa
inuu juhdigaasi horumarin ku sameeyo inay beelaha mandaqaddu ka qayb
qaataan ajandaha 2010.
|
|
2
|
- Ajandaha 2010 waa shuraako uu
kawnsalka manchester u oggaaminayo cilaaqaadka beelaha, ururka, the
Progress Trust, Jobcentre Plus, NHS, qaybta waxbarashada ee iyo bilayska Greater Manchester
Police, si ay wax uga qabtaan cusuriyadda iyo midabkala sooca ka jira
magaalada muddo toban sannadood ah.
|
|
3
|
- Ujeeddada muhiimka ah ee
ajandaha 2010 waa in la awdo firaaqada sinnaan la’aanta ee u dhexeeya
beesha madawga ah iyo aqalliyaadka iyo degmada guud ahaan arrimaha ay
tilmaameen beesha madawga iyo aqalliyaadku(BME).
|
|
4
|
- Dawladdu waxay leedahay
saddex arrimood oo muujiya waxqabadka oo lagu cabbiro istraatiijiyadda
wax lagaga qabanaayo dhibaatooyinka beelaha ugu saboolsan, shaqooyin
dheeraad ah, shahaadado fiican, caafimaad fiican iyo denbi yar.
- 1) Shaqo la,aanta
- Midab kala soocu waxa laga
yaabaa inaanu noqon cusur qayb wayn ka qaata shaqo la’aanta marka la
eego beelo badan oo sabool ah. Dhallinyarada ka soo jeedda afrikaanka
–kariibiyaanka ee ragga ahi laba ama saddex jeer ayay kuwooda shaqo la’I
ka badanyihiin kuwa caddaanka ah ee ay shahaadaddoodu isku midka tahay.
|
|
5
|
- 2) Waxbarashada
- Ajandaha 2010 wuxuu eegi
doonaa waxbarashada socota(lifelong education) hase yeeshee sannadka
koowaad waxay xoogga saaraysaa dugsiyada. Carruurta afrikaanka iyo
kariibiyaanka ahi dugsiyada Manchester tiradoodu waa 9% keliya hase
yeeshee carruurta dugsiga si joogto ah looga eryo 27% ka mid ahi waa
iyaga.
- 3) Caafimaadka
- Waxa jira arrimo muujinaya
inay beelaha madawga iyo aqalliyaadk ay jiraan arrimo teedad (barriers)
ah oo ka hortaagan sidii ay u heli lahaayeen adeegyada caafimaadka,
caafimaadkooduna wuu ka xunyahay beesha inteeda kale. Waxa kale oo
sidaas oo kale ah caafimaadka maanka halkaas oo ay ku badanyihiin
beelaha ka soo jeeda madawga iyo aqalliyaadku BME meelaha lagu
xannaaneeyo dadka qaba dhibaatooyinka caafimaadka maanka.
|
|
6
|
- 4) Danbiyad iyo qaska
- Denbiyada iyo qasku raadreeb
culus ayay ku leeyihiin beelaha madawga iyo aqalliyaadka kuwaas oo laga
yaabo inay si dadka kale ka badan ay u noqdaan qaar ay debiyada dhibi ka
soo gaadhay ama inta la qabto lagu xukumo denbiyo. Kormeerka ay dalka
Britain ku samayso denbiyada ayaa muujinaya in dadka ah madawga iyo
ayrishka loola dhaqo si ka duwan dadka kale marka la eego dhammaan
heerarka nidaamka caddaaladda.
|
|
7
|
- Hadafka
- In la kordhiyo kalsoonida
dadka ka tirsan beesha mawga ah iyo aqlabiyada sidii ay u soo sheegi
lahayeen denbiyada iyo qaska , oo loo siin lahaa kalsoonida in
arrimahaas wax laga qaban doono.
- Waxqabadka
- In la sameeyo habsocodka wanaagsan oo ay soo saaraan hay’ado isku dhafan
kaas oo wax lagaga qabto sida loo soo sheego dhacdooyinka la xidhiidha
cunsuriyadda
- In habsocodka wanaagsan lagu fidiyo, Manchester oo dhan, iyo qaybta
koonfureed ee ka shaqaysa denbiyada la xidhiidha cunsuriyadda,( GMP's
South Division Race Crime Unit )
|
|
8
|
- Hadafka
- In la taageero dadka ay
dhibaatadu ka soo gaadhay denbiyada iyo qaska, oo waxqabad kagu waajaho
kuwa gefka gaystay sababaha
keenay denbiyada
- Waxqabadka
- In la sameeyo taageere u shaqeeya dadka dhibaatadu ka soo gaadhay
cunsuriyada ku saabsan danbiyada
- Waa in aad isticmaasho macluumaadka
kuusaabsan danbiyada iyo budhcada
kaas oo ay wasaarada arimaha guhu soo saartay(Home office ).
- Dhiirigalinta kordhinta ka
qaadashada wasaarada waxbarashda ee degaanka fursadaha tababarida dadka
dhawaan ka soo qalin jabiyay macalin nimada ee jisiyada kale iyo sinaan
la siiyo macalinnimo iyo barid.
- Wasaarada waxabarashada degaanka
waxay la shaqaysaa jaamicada la yidhaahdo Manchester Metropolitan University si
ay u siiso una hormariso dadka madow iyo qoomiyada laga tirade badan
yahay.
|
|
9
|
- Hadafka
- Horumarinta qaybaha kala
duwan ee shaqaalaysiinta dadka madow iyo qoomiyadaha dhalinyarad ee laga
tirade badan yahay
- Waxqabadka
- Ku dhiirigalinta qofka naftiisa u shaqaysta ee kujira bulshada deegaanka
dhisid siwadida
- Horumarinta isku xidhka u dhexeeya waxbarashada iyo shaqooyin abuurista
xayay siiska kuu hogaaminaya
barnaamijka tababarida
- Horumarint talo siinta dadka waa
wayn guyahooda iyo iskuuladooda
si ay u raadayso dhimida shucuurta.Tani waxay waa jahaysaa
kordhitaanka kaqaybqaadashda dadka madow iyo qoomiyada ah lagatirad
badan yahay ee kujira nidaamka
dugsiyada
|
|
10
|
- Hadafka
- Sare uqaadka madowga iyo dadka laga tirade badan yahay in lee yihiin qof ugu jira dawlada.
- Koox lataliyaala ayaa door koodu wuxuu noqanayaa in ay u yeedhaan iyo
waliab ku booriyaan in ay xubin Kanoqdaan dadka madow iyo aqlabiyada
kale ee laga tiradan badan yahay in ay samaystaan ururo iskaa wax uqabso
ah oo ka diiwaan gashan
xeesaynaya in ay xubin kanoqdaan wasaarada waxbarashada.
- Waxqabadka
- Shaqooyinka oo loo xayasiiyo dadka madow iyo qoomiyada laga tirade
badan yahay.
|
|
11
|
- Hadafka
- In la kordhiyo taageerada
dhinaca shaqada ee loo fidiyo beelaha ka soo jeeda Madawga iyo
aqalliyaadka
- Waxaqabalka
- Dhiiri galinta qofka iska shaqaysta ee ku jira bulshada deegaankaa
dhisana siwadideeda
- Horumarinta tageerida xirfad yaqaanka baayacmushtarka deegaanka ah ee ku
jira qoomiyadaha laga tirade badan yahay
- Hadafka
- In horumarin lagu
sameeyo tabarka shaqaada ee beelaha ka soo jeeda madawga iyo aqlliyaadka
- Waxqabadka
- Ururinta iyo baahinta tusaale ee waxqabkale wanaagsan ee shaqaalaha.
- Horumarka xidhiidh ka u dhexeeya waxbarashda iyo shaqa abuurista xayaysiis keeda
kuna siinaysa barnaamijak tababareed
|
|
12
|
- Hadafka
- In horumarin lagu sameeyay
sida beesha ka soo jeedda madawga iyo aqlliyaadka eek u dhaqan
Manchester u helaan caafimadka iyo daryeelka ijimaaciga ah
- Waxqabadka
- Kobcida bartilmaalmeedka iyo
hagaajinta magaalada – balaadhinta afcelinta iyo adeega turjumidadugsiyad dhexe iyo
kuwa sare iyo daryeelka bukshda.
- Qorshahan sababta loo aas aasay in ay masaankiinta hore loo
qaado caafimaadka iyo u adeega bulshada .
|
|
13
|
- Hadafka
- In la horumariyo oo la
kabciyo shaqaale kala duwan oo ay ka dhex muuqdaan dhaqammada iyo
qawmiyadaha dhamaantood beelaha ku dhaqan Manchester
- Waxqabadka
- Jeegaraynta dhamaan caafimaadka iyo wakiilka daryeelka bulshada ee la
aas aasay
- Iyo xadidaada madowga iyo
aqlabiyada laga tirabadan yahay shaqaalaytooda sida ururada.
- Talaaba qaadida cad ee soo jeedanaysa iyo xafida madowga iyo qoomiyada
laga tirade badan yahay khaasatan
meelaha cafimaadka iyo adeega daryeelaka bulshada.
- Hadafka
- In heer istaraajiiyada loo xidhiidhiyo qorshaynta ku saabsan sidii loo
dabooli lahaa baahiyaha aqalliyaadka
- Waxqabadka
- Horumarinta istaraajiitiyada u adeega horumarinta sida wadana xanuunka
,waraysiga caafimaadkaaga iyo
maalgelinta daryeelka muuhiimka ee u baahan yahay madowgu iyo
aqlabiyada laga tirade badan yahay.
|
|
14
|
- Danbiyada iyo qaska: 0161 234 3972
- Waxbarashada: 0161 234 7084
- Shaqooyinka: 0161 912 8426
- Caafimaadka: 0161 958 4109
- Macluumaadka guud ahaaneed:
- 0161 234 3770
|
|
15
|
- Wuxuu Golaha caafimaadka ee
aqalliyaadka EHF soo dhawaynayaa cid walba waxaanuu ka filayaa inay
ra’yi ku soo celiyaan (feedback). Halka u danbaysa waxaad ka heli
doontaa xidhiidh (linka) markaad gujiso toos kuu geyn doona goobta
internetka ee EHF (taas oo ku xidhan sida aad internetka ugu
xidhantahay) halkaas oo aad buuxin karto foomka halkaas ku yaal ama aad
ka tegi karto wixii faallo ah ee aad hayso. Mahadsanid.
- Waxaannu sugaynaa maalgelinta
ay VAM ku taageertay mashruucan.
- Golaha Caafimaadka ee Aqlabiyada
|
|
16
|
- Ethnic Health Forum
- Room 36
- Woodville Resource Centre
- Manchester
- M8 7NE
- E.mail: info@ethnichealth.org.uk
- Website: www.ethnichealth.org.uk
|